Tag: Adolf Hitler

Sirta Dhimashada Hitler

Shaki kuma jiro, in Adolf Hitler uu go'aansaday, is-dilku wuxuu ahaa dooqa keliya ee uu leeyahay. Hitler sidoo kale wuxuu helay xaqiijin, in Mussolini lagu qabtay Talyaaniga oo la toogtay,...

Obersalzberg – Buurtii Hitler (Sahaminta Buurta Hitler)

Dadka ayuu hypnotized, Qof kastaa wuxuu rabay inuu arko – ayay tiri Johanna Stangassinger. Maalin kasta tareenno gaar ah ayaa iman jiray Berghof oo ay la socdaan boqolaal xujey ah oo doonayay inay arkaan sanamkooda. Hitler...